Akhriso: Isku Aadka Heerka Group-yada ee UEFA Champions League.

Waxaa soo dhamaadey isku aadka koobka horyaalada Yurub ee Uefa Champions League, 32 kooxood oo kala ka socday dhamaan kooxaha Yurub ayaa loo kala qaybiyey sideed Group oo ay isku arki doonan min afar koox.

Isku aadkan ayaa noqon doona midkii ugu dambeyey oo noocan ah oo la sameeyo, madaama Uefa ku dhawaaqdey in xili ciyaareedka dambe is bedel lagu sameyn doono qaabka loo ciyaaro Champions League.

Hadaba waxaan halkaan idinkula wadaageynaa sida kooxahu isku Group u noqdeen iyo Group-yada ugu culus isku aadkan.

Group A:

Bayern Munich, Manchester United, Copenhagen, Galatasaray.

Group B:

Sevilla, Arsenal, PSV, Lens.

Group C:

Napoli, Real Madrid, Braga, Union Berlin.

Group D:

Benfica, Inter, Salzburg, Real Sociedad.

Group E:

Feyenoord, Atlético Madrid, Lazio, Celtic.

Group F:

Paris SG, Dortmund, Milan, Newcastle.

Group G:

Manchester City, RB Leipzig, Crevna Zvezda, Young Boys.

Group H:

Barcelona, Porto, Shakhtar Donetsk, Antwerp.

Waqtiga la ciyaariyo iyo kooxaha sidey isku arki doonan waxaan lasoo saari doonaa subaxa Sabtida inta ka horeysa.

Ku Xirnoow FiirsoHada

X