Akhriso: Liiska Musharaxiinta Ku Guuleysan Karra Ballon D'or.

Majalada France Football ayaa si Rasmi ah u soo saartay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Ballon d’or 2023 ee sanadkan.

Kooxdii ku guuleysatay seddexda koob xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ee Manchester City ayaa ciyaartoyda ugu badan ku yeelatay liiska 30ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta xiddiga sannadka ee Ballon d’Or.

Xiddiga Benzema oo difaacanaya abaalmarinta ayaa hogaaminaya xiddigaha u tartamaya abaalmarinta sanadkan.

Akhriso Liiska oo Dhameystiran:

  • JoÅ¡ko Gvardiol (Manchester City, Croatia)
  • Jamal Musiala (Bayern Munich, Germany)
  • André Onana (Manchester United, Cameroon)
  • Karim Benzema (Al-Ittihad, France)
  • Mohamed Salah (Liverpool, Egypt)
  • Bukayo Saka (Arsenal, England)
  • Kevin de Bruyne (Manchester City, Belgium)
  • Jude Bellingham (Real Madrid, England)
  • Randal Kolo Muani (PSG, France)
  • Bernardo Silva (Manchester City, Portugal)
  • Khvicha Kvaratskhelia (Napoli, Georgia)
  • Nicolò Barella (Inter Milan, Italy)
  • Emiliano Martinez (Aston Villa, Argentine)
  • Ruben Dias (Manchester City, Portugal)
  • Martin Ødegaard (Arsenal, Norway)
  • Ilkay GündoÄŸan (Barcelona, Germany)
  • Yassine Bounou (Al-Hilal, Morocco)
  • Julian Alvarez (Manchester City, Argentina)
  • Vinicius Junior (Real Madrid, Brazil)
  • Rodri (Manchester City, Spain)
  • Antoine Griezmann (Atlético Madrid, France)
  • Lionel Messi (Inter Miami, Argentina)
  • Lautaro Martinez (Inter Milan, Argentina)
  • Robert Lewandowski (Barcelona, Poland)
  • Kim Min-Jae (Napoli, South Korea)
  • Luka Modric (Real Madrid, Croatia)
  • Kylian Mbappé (PSG, France)
  • Victor Osimhen (Napoli, Nigeria)
  • Harry Kane (Bayern Munich, England)

Ku Xirnoow FiirsoHada

X